Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare sababay oo ka dhacay Garowe

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan iska horimaad khasaare geystay oo xalay fiidnimadii ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Warar kala duwan ayaa sheegaya in rasaasta ay dhexmartay ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo ka ganacsiga maandooriyaha Khamriga. Booliska ayaa isku dayaayey raggaas iney qabtaan balse iska caabin ayey la kulmeen, … Continue reading Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare sababay oo ka dhacay Garowe